Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyadda oo Ku Shiraya Magaaladda Dhuusa-mareeb – Radio Simba 95.0 MHZ – Simbanews – Idaacada Simba

0
59
Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyadda oo Ku Shiraya Magaaladda Dhuusa-mareeb – Radio Simba 95.0 MHZ – Simbanews – Idaacada Simba


Kulan wada hadal xaga Talephonka ay yeeshen 5taadaxweyne eee maamul goboledyada dalka sida puntiland  jupland Galmudug Hirshabele  iyo koonfur galbeed ayaaa waxa ay isku raaaceeen iney kulan wada Tashi ah ay wada yeeshaaan iyagona kulankaasi uu ka dhacayo Magaalada dhuusomareeb eeee caasimada maamulka galmudug

Kulankani ayaa lashegay in uu marti galinayo madaxweynaha maamulkasi Galmudug Axmed cabdi kaariye qoor,qoor waxana laqorsheynaya iney 5ta madax maamul goboledyada dalka isugu yimaadan caasimada mamulka galmudug Taariiqdu marka ay tahay 8Bishani aynu kugudu jirno

Wararka qaaar aynu heleyno ayaaa sheegaya in kulankaasi looga hadli dona xaalada uu marayo dalka khilaafka dowlada dhexe iyo qaar kamidaa maamul goboledyada dalka  iyo sidoo kale  arimaha Dooroshoyinka laxidhiidha eee lafilayo iney dalka ka qabsoonto doorasho  sanada 2021

Iyadona lafilayo in kulankaasi lagasoo saaaro war murtiyeeed ku aadan qodobada shirkaasi kasoo baxay eee kawada hadleen Hogaamiyaasha 5ta maamul gobaleed eee dalka

Kulankani ayaa kuso begmaya xili weli uu jiro khilaaf siyaasaded eee udhaxeya dowlada dhexe  iyo qaaar kamida  xubnaha maamul goboledyada dalka kajira iyadona waqtiga lagu gudo  jiro uu yahay waqti kala guur ah



Source link